Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa lagu sheegay in xoogaga Al Shabaab ay gudaha u galeen degaanka iyagoo aanan la kulmin wax iska caabin ah, islamarkaana ay la hadleen dadka degaanka. Dadka degaanka Jubbaland ayaa xaqiijiyay … Continue reading Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah